Akhristayaasha sharafta leh manta qormadeena waxaynu ku eegi doonaa waxyaabaha soomka jabiya (buriya) si kooban haddii Alle idmo.
Waxyaabaha Soomka jabiya waxaa ka mid ah cunno iyo cabid si kas ah, waxaanan jabineynin haddii si hilmaan ku jiro loo cuno ama loo cabo, waxaa kaloo jabinaaya matag si kas ah laisaga keenay, waxaanan jabineynin haddii mataga iskiisa uu kaaga yimaado, waxaa kalo jabinaaya cirbidaha si nafaqa ahaan ah la iskugu mudo, waxaanan jabineynin cirbadaha caadiga ah iyo haddii dhiig lagaa qaado, sidoo kale waxaana jabineynin cadhuufta in uu dhiig la socdo mooyee.
Lasoco Qeybta 4aad I.A.
RAMADAN KARIIM.

No comments:
Post a Comment