Monday, 12 March 2018

Horumarka Nolosha Qeybta 2aad


Waa maxay Quusasho!?
Quusashadu waa
rajo beelid iyo in aad ka quusato in aad wax qaban kartid ama qabsan kartid sida in aad ku calaacasho maxaan Sameyn karaa? ma anigaa dadkaa gaaro?. waxaan oran karnaa waa dabaradag oo qarsoon oo qofka uga xiran maskaxda kaas oo u diidayo in uu dhaqdhaqaaq xor ah sameeyo, in uu fekero kadibna qofka dhaxal siiso in uu aamino in uusanba ahayn wax jiro. qofka muslimka ah ee Diinta macaanka badan ee islaamka Ilaahay ku manneystay marnaba ma niyad jabo ma quusto ma dhaco mana dheeliyo, sidee buu u quustaa iyadoo Qur’aanku leeyahay:
"ولاتاْيْئسومن روح اللّه إنه لايايئس من روح اللّه إلا القوم الكافرون". سورة يوسف)
“Ha ka quusanina naxariista Eebbe (farajkiisa), Kama quusto naxariista Eebbe qoom gaalo ah mooyee”.
Sidee baaad u quusataa adigoo aaminsan in wax walba ay ku dhacayaan qaddarta Ilaahay, Quusashadu waxay u qeybsantaa labo.
Losoco Qeybta 3aad I.A.

1 comment:

  1. Waa qeyb kale oo muhiim ah Alla hainaga dhigo kuwa ku waana qaata.
    Mahadsanid Ustadh Osman
    waxaan ku leeyahay halkas kasiiwad dedaalkaga

    ReplyDelete