Thursday, 26 October 2017

Xadiith Cajiib ah o Rasuulkeenu (Scw) inoogu bishaareyay


Qormadeena maanta waxay Ku saabsan tahay Xadiith uu Rasuulku (Scw) inoogu bishaareyay maadama aynu nahay umad
cimrigeedu kooban yahay ina baahan in at hesho camal wanaagsan si ay umudato raali ahaanshaha Rabbi. Hadana Rasuulku (Scw) wuxuu yidhi "Ma idin sheegaa laba kalimo oo u fudud carabka, (yacni inuu in badan Ku celceliyo), Culeysna ka dhigta miisaanka maalinta aakhara, Xagga Allaha raxmaanka ahna laga jecel yahay, waa (سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم)
Hadaba walaalayaal waa orah aad ufudud o qofka muslimka ahi maalintii in badan uu Ku celcelin karo. Aynu ka faaideysano.

Allow naga dhig kuwii ka faaideysta.

No comments:

Post a Comment