Jawaab: waxay
kala yihiin.
1)
Nabi aadam (Cs).
2)
Hooyo xaawo.
3)
Hashii Nabi saalax.
4)
Wankii lagu furtay Nabi ismaaciil.
Su’aal: sheeg
inta jus ee uu Qur’aanku ka koobanyahay?
Jawaab: wuxuu
kakooban yahay soddon (30) jus.
Su’aal: sheeg
Qur’aanka aayadihiisa?
Jawaab: waa
(6236) aayadood.
Su’aal: sheeg
inta xaraf uu ka koobanyahay Qur’aanka?
Jawaab: wuxuu
ka kooban yahay (32578) xaraf.
No comments:
Post a Comment